Sahra Axmed Jaamac Iyo Heestii "HOGO TUSAALE"

Sahra Axmed Jaamac Iyo Heestii "HOGO TUSAALE"

Hees

Sahra Ahmed Hees Haddii aanku naawilay.wmv

Sahra Ahmed Hees Haddii aanku naawilay.wmv

sahra Axmed Jaamac Hees Jacayl

Sahra Axmed Jaamac Xulka 2016 Qaraami Music

Sahra Axmed Jaamac Xulka 2016 Qaraami Music

Sahra Axmed Jaamac Xulka 2016 Qaraami Music

Sahra Ahmed - Waaberi Legend Mix

Sahra Ahmed - Waaberi Legend Mix

Sahra Axmed waa fanaadad heesaheeda aad loo jecelyahay. Waana Waaberi Legend oo Fanaanada badankooda heeso la qaaday, waxa ka mid ah, Mohamed Nuur Griig, Hassan Adan Samatar, Beerdilaacshe, Kuluc iyo qaar kaloo badan

DAAWO Sahra Axmed Jaamac Oo Xalay Boodhka Ka Tuntay Heesaheedii Caanka ahaa HCTV

DAAWO Sahra Axmed Jaamac Oo Xalay Boodhka Ka Tuntay Heesaheedii Caanka ahaa  HCTV

Waxaan Telefishanka Horn Cable Ka Daawaday Barnaamij Aad u xiiso badan oo aanu dhiggiisu beryahan i soo marin. Waxa ay ahayd madal kulmisay foollaadkii masraxa hobolladii la hollin-waayay ee WAABERI oo ay caways Toos ah [Live Show] Hargeysa ka shideen munaasibada Ciidul-fidriga. Xiddiguhu iskuma jiraane waxaan daawaday Fanaannadii waqtiyada qaar calanka u siday fanka Sahra Axmed Jaamac oo aan beryahaa masraxa lagu arag balse xalay boodhka ka tuntay qaar kamid ah heesihii qaraamka ahaa ee lagu yaqaanay.

Top Videos -  loading... Change country
Load 5 more videos
 
 
Sorry, You can't play this video
00:00/00:00
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
CLOSE
CLOSE
CLOSE